Xaaf oo soo saaray War cusub oo niyad jab ku riday Dowlada federaalka (Akhriso)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa War Saxaafadeed uu soo saaray ku shaaciyay in uu ka laabtayĀ wakaalashadi Wasaarada arimaha gudaha dowlada federaalka ee arimaha doorashooyinka Galmudug. Xaaf ayaa sheegay in dowlada federaalka gaar ahaan Wasaarada arimaha gudaha uu u wakiishay arimaha doorashooyinka aysan la imaan waxqabad muuqda oo lagu qanci karo oo dhinaca geedi … Continue reading Xaaf oo soo saaray War cusub oo niyad jab ku riday Dowlada federaalka (Akhriso)